Faafinta Rasmiga ah

Halkan waxaad ka heli kartaa dhammaan faafinta rasmiga ah ee uu soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda
Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh Ficillo
Sharci Lr. 31 Sharciga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka Wasaaradda Caafimaadka Dec 2020
Sharci Lr.30 Sharciga Heshiiska Siyaasadeed ee Jihaynta Doorashada Baarlamaanka Federaalka ee 2020/21 Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta Dec 2020
Xeer Lr. 001 Xeer Nidaamiyaha Sharciga Shirkadaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha Mar 2020
Sharci Lr. 13 Sharciga Maamulka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dec 2019
Sharci Lr. 17 Sharciga Maareynta Maaliyadda Guud Wasaaradda Maaliyadda Dec 2019
Sharci Lr. 15 Sharciga Heshiiska Midowga Afrika ee Badbaadinta Dadka Gudaha Afrika ku Barakacay Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dec 2019
Sharci Lr. 12 Sharciga Dhismaha Guddiyada Madaxabannaan ee La Dagaalanka Musuq-Maasuqa ee Labada Heer Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka Dec 2019
Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 068 Go'aan Gole "Siyaasadda Qaran ee Kobcinta Awoodaha Dowladaha Hoose" Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta Dec 2019
Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 069 Go'aan Gole "Siyaasadda Aqoonsiga Dadweynaha" Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta Dec 2019
Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 070 Go'aan Gole "Siyaasadda Hannaanka Dhab U Heshiisiinta Qaranka" Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta Dec 2019
Sharci Lr. 11 Sharciga Heshiiska (Cahdiga) Xuquuqda Dadka Naafada ah 61/106 ee Disember 2006 Wasaaradda Haweenka iyo Hormatinta Xuquuqul Aadanaha Dec 2019
Sharci Lr. 18 Sharciga Shirkadaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha Dec 2019