Faafinta Rasmiga ah

Halkan waxaad ka heli kartaa dhammaan faafinta rasmiga ah ee uu soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda
Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh Ficillo
Sharci Lr. 75 Sharciga Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta Dec 2014
Sharci Lr. 119 Sharciga Guddiga Madaxabannaan ee Dib U Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka Dec 2013
Xeer Lr. 58, 76,81,82,85,86,126,127 Magacaabid Nootaayo Xafiiska Madaxtooyada JFS Dec 2013
Xeer Madaxweyne JFS Lr. 30 Oggolaashaha Miisaaniyadda Sanadka 2013 Wasaaradda Maaliyadda Dec 2013
Sharci Lr. 116 Sharciga Degmooyinka iyo Gobollada Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta Dec 2013
Sharci Lr. 37 Sharciga Hay'adaha Maaliyadda ee Soomaaliya Wasaaradda Maaliyadda Nov 1989
Xeer Lr 5, 16, 20, 32, 58, 59, 60, 61, Magacaabid Nootaayo 1989 Xafiiska Madaxtooyada JFS Sep 1989
Xeer Lr. 4 Xeer Nidaamiyaha Mihnadaha Gaarka ah ee Caafimaadka iyo Xanaanada Xoolaha Wasaaradda Caafimaadka Mar 1989
Sharci Lr. 002 Sharciga Mihnadaha Gaarka ah ee Takhaatiirta iyo Xanaanada Xoolaha Wasaaradda Caafimaadka Feb 1989
Xeer Lr 6, 24, 27, 28, 50, 51, 52, 61 Magacaabid Nootaayo 1988 Xafiiska Madaxtooyada JFS Dec 1988
Sharci Lr. 005 Sharciga Canshuuraha Dhoofidda ( Tax Departure) Wasaaradda Maaliyadda Aug 1988
Sharci Lr. 004 Sharciga Wax ka beddelidda Sharci lambar 5 ee 5/11/1966: Canshuuraha Toosan Wasaaradda Maaliyadda Aug 1988