Faafinta Rasmiga ah
Halkan waxaad ka heli kartaa dhammaan faafinta rasmiga ah ee uu soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda
| Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh | Ficillo |
|---|---|---|---|---|
| Xeer Lr. 4 | Xeer Nidaamiyaha Caddaymaha Hoosooyinka Hagaajinta Dayaaradaha ka diiwaan gashan Soomaaliya | Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada | Jun 1987 | |
| Sharci Lr. 010 | Sharciga Dhismaha Diiwaanka Qaranka Hawlaha Guud iyo Kuwa Gaarka ahaaneed | Wasaaradda Hawlaha Guud | Jun 1987 | |
| Sharci Lr. 006 | Sharciga Waxbarashada Guud ee Jamhuuriyadda Soomaaliya | Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare | Apr 1987 | |
| Sharci Lr. 007 | Sharciga Dhismaha Hay'adda Samafalka Dhiigga | Wasaaradda Caafimaadka | Apr 1987 | |
| Sharci lr. 005 | Sharciga Kalluumaysiga | Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda | Mar 1987 | |
| Xeer Lr. 3 | Xeer Tariifada Khidmada Nooyaada | Xafiiska Madaxtooyada JFS | Feb 1987 | |
| Sharci lr. 001 | Sharciga Mahcadka Dibloomaasiyadda iyo Tababarrada.pdf | Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga | Jan 1987 | |
| xeer Lr. 36, 37, | magacaabid Nootaayo 1986 | Xafiiska Madaxtooyada JFS | Dec 1986 | |
| Sharci lr. 30 | Sharciga Aftida Dooraashada madawaynaha JDS | Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta | Dec 1986 | |
| xeer Lr. 18 | Xeer Xaddidaada Goobaha Cod-bixinta Doorashada Madaxwaynaha | Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta | Dec 1986 | |
| xeer Lr. 28 | Xeer nidaamiyaha Akadeemiyada sare ee isteraajiyadda Qaran ee Sayid Maxamed Cabdulle Xassan | Wasaaradda Gaashaandhigga | Oct 1986 | |
| Sharci Lr. 19 | Sharci canshuur dhimista bedeecadaha Dalalka Ururka Beesha Ganacsiga Sokeeye ee Africada Bari iyo tan Koofureed | Wasaaradda Maaliyadda | Jul 1986 |