Faafinta Rasmiga ah

Halkan waxaad ka heli kartaa dhammaan faafinta rasmiga ah ee uu soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda
Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh Ficillo
Sharci Lr. 013 SHarciga Shirkadaha Ganacsiga Dhoofka Xoolaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta & Daaqa May 1986
Sharci Lr. 012 Sharciga Oggolaansha Heshiiska Ururka Abaaraha iyo Horumarinta ee Dawladaha Africada Bari (IGADD) Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga May 1986
xeer Lr. 1 Xeer Nidaamiyaha/ Traffic Regulation Wasaaradda Maaliyadda Mar 1986
Sharci lr. 007 Sharciga dib u habaynta Mihnadda Nootaayada Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka Feb 1986
Sharci Lr. 006 Sharciga dib u dhisidda Warshada Caanaha ee Xamar Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha Feb 1986
Sharci Lr 1 Sharciga Dhismaha Wakaaladda Shamiintada Berbera Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha Jan 1986
Sharci Lr. 003 Sharciga wax ka beddelidda Qareennada Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka Jan 1986
Sharci Lr. 22 SHarciga Dhismaha Rugta Ganacsiga, Warshadaha, Beeraha, Xoolaha, Kallumaysiga iyo Farshaxanada Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha Dec 1985
Sharci Lr. 23 Shgarciga Kallumeysiga Soomaaliyeed Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda Dec 1985
Xeer Lr. 8 Xeer Abuuridda Qaybta Ilaalinta Duulista Hawada Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Dec 1985
Sharci Lr. 004 Sharciga Wax ka bedellida Sharciga Nidaamka Dhismaha Dawladda Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka Oct 1985
Xeer Lr. 27 Xeer Abuurid Kulliyad Takhasusu iyo Cilmi Baaris Madaxwayneha Xafiiska Madaxtooyada JFS Jul 1985