Faafinta Rasmiga ah

Halkan waxaad ka heli kartaa dhammaan faafinta rasmiga ah ee uu soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda
Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh Ficillo
Xeer Lr. 6 Xeer Nidaamiyaha Hawlaha Difaaca Qaranka Wasaaradda Gaashaandhigga Jun 1983
Sharci Lr. 004 Sharciga Qaadka joojinta Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka Apr 1983
Sharci lr. 005 Sharci dib u soo celinta Wakiilada ganacsiga Dibadda Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha Apr 1983
Sharci Lr. 003 Sharciga Bullaacadaha iyo Dhuumaha Biyaha qaada Wasaaradda Hawlaha Guud Apr 1983
Xeer Lr. 2 Xeerka Dajinta Kirada Mariinada Gaarka ah iyo Kharasha kala duwan Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda Apr 1983
Sharci Lr. 015 Sharciga Joojinta Qaadka Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka Mar 1983
Xeer Lr. 02 Xeer Toosinta, Adkaynta Anashaxa iyo Asluubta Isbooriga Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Nov 1982
Xeer Lr. 09 Xeer Nidaamiayha Fulinta Dilka ku dhawaaqaan Maxkamada Digaalka ee Ciidamada Wasaaradda Gaashaandhigga Sep 1982
Sharci Lr. 27 Sharciga Dhismaha Guddiga Difaaca iyo Nabadgelyada ee Qaranka Wasaaradda Gaashaandhigga Aug 1982
Sharci Lr. 004 Sharciga Dhoofinta Badeeco lagu so bedeli karo badeeco kale Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha Aug 1982
Sharci Lr. 26 Sharci Dhismaha Maxkmada Dagaalka ee Ciidamada Qalabka Sida Wasaaradda Gaashaandhigga Aug 1982
Sharci 47 Xeerka Aqoosniga iyo Joogtaynta kulkanka BANDHIGGA AFRICA EE FILIMADA IYO SIMINAARKA Midawga Baarlamaanada Afrika Aug 1982