Faafinta Rasmiga ah
Halkan waxaad ka heli kartaa dhammaan faafinta rasmiga ah ee uu soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda
| Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh | Ficillo |
|---|---|---|---|---|
| Sharci Lr. 009 | Sharciga Dhismaha Akedemiyada, Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta | Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare | Mar 1979 | |
| Sharci lr. 006 | Sharciga Dhismaha Machadaka Teknolojiyada Soomaaliyeed-2 | Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda | Mar 1979 | |
| Sharci Lr. 007 | Sharciga Billadaha Maamuushaka Militeriga | Wasaaradda Gaashaandhigga | Mar 1979 | |
| Sharci Lr. 005 | Sharciga Mashruuraca Horumarinta Beeraha | Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka | Mar 1979 | |
| Xeer Lr. 18 | Xeer-Nidaamiyaha Farsamaqayaanada Isgaariinta | Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda | Mar 1979 | |
| Sharci Lr. 2 | Sharciga wax ka bedelka dhismaha guddiga iiba qaranka. iyo Horudhigidda Dhaqaalaha | Wasaaradda Maaliyadda | Feb 1979 | |
| Sharci Lr. 003 | Sharciga Horumarinta Dhulka Daaqa | Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta & Daaqa | Feb 1979 | |
| Xeer Lr. 82 | Xeerka Dib u habaynta Xarunta Wasaaradda Dawlahada hoose iyo Horumarinta Miyiga | Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta | Nov 1978 | |
| Sharci lr. 38 | Sharicga Dhismaha Wakaaladda Gaadiidka Qaranka | Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada | Oct 1978 | |
| Sharci Lr. 29 | Sharciga Dhismaha Wakaaladda Biyaha ee Kismaayo | Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha | Sep 1978 | |
| Sharci Lr 30 | Sharciga Dhismaha Wakaaladda Biyaha ee Hargaysa | Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha | Sep 1978 | |
| Xeer Lr. 67 | Xeer Nidaamiaya Wakaaladda Dekedaha Soomaaliyeed | Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada | Sep 1978 |