Faafinta Rasmiga ah
Halkan waxaad ka heli kartaa dhammaan faafinta rasmiga ah ee uu soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda
| Tirada | Mawduuca | Hay'ad | Taariikh | Ficillo |
|---|---|---|---|---|
| LR.183 | XEER-NIDAAMIYAHA DHIJITALAYNTA NIDAAMKA MAARAYNTA MAALIYADDA GUUD | Wasaaradda Maaliyadda | Aug 2025 | |
| Sharci.37 | SHARCIGA CANSHUURTA DAKHLIGA | Wasaaradda Maaliyadda | Aug 2025 | |
| Sharci.38 | SHARCIGA HAY'ADAHA MAALIYADDA | Wasaaradda Maaliyadda | Aug 2025 | |
| LR.182 | MAGACAABIDDA XUBNAHA GUDDIGA QARAN E TACLINTA SARE | Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare | Aug 2025 | |
| Sharci. 40 | SHARCIGA WAX-KA-BEDELKA SHARCIGA KA-HORTAGIDDA LACAG DHAQIDDA IYO MAALELINTA ARGAGIXISADA | Wasaaradda Maaliyadda | Aug 2025 | |
| LR.157 | XEER-NIDAAMIYAHA QIIMEYNTA IYO LOSOCODKA SAAMEYNTA DEEGAANKA IYO BULSHADA | Wasaaradda Deegaanka iyo Isbaddalka Cimilada | Aug 2025 | |
| LR.181 | SIYAASADDA QARAN EE SOCDAALKA SHAQADA | Wasaaradda Deegaanka iyo Isbaddalka Cimilada | Aug 2025 | |
| Sharci. 39 | SHARCIGA SHIRKADAHA CEYMISKA | Wasaaradda Maaliyadda | Aug 2025 | |
| Sharci Lr.36 | Sharci Lr.36 Sharciga Shaqada Soomaaliyeed | Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada | May 2025 | |
| Lr. 171 | XEER- SIYAASADDA QARAN EE DHISMASHA MACHADKA SARE TABABBARKA IYO HORUMARINTA SHARCIGA | Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka | May 2025 | |
| D/WBM/XW/020/2025 | XEER-NIDAAMIYAHA HALBEEGGA FAAFINTA XOGAHA HESHIISYADA WAXSOOSAAR WADAAGGA AH LR.2 | Wasaaradda Batroolka & Macdanta | Apr 2025 | |
| Lr.:RW/ 373/01/2025 | ISTIRAATIIJIYADDA DOWLADNIMADA DANABAYSAN | Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda | Apr 2025 |